Muuse Biixi & wafdigiisa oo booqday Xarunta Jabuuti International Free Zone (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse biixi Cabdi iyo Wefdigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta booqasho ku tegay aaga canshuuraha ka caagan (Freezone)ka Jabuuti. Muuse Biixi iyo xubnaha la socda ayaa lagu soo wareejiyey dhismaha freezone ka cusub oo gacanta lagu hayo wakhtigan, waxaana weftiga madaxweynaha la tusay muuqaalka uu yeelan doono … Continue reading Muuse Biixi & wafdigiisa oo booqday Xarunta Jabuuti International Free Zone (Sawirro)